ciddi

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-iyo ml.)

Macnaha:

  1. 1. Cad gees la mood oo xalleefsan oo ka baxda faraha fooddooda sare. 2. Qolof libaax badeedka laga jaro oo loo shito uunsi ahaan. ld ciji, cijo, cinji.

ciji

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld ciddi.

cijo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld ciddi.

cinji

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld ciddi.