cilaaqQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. ld ilaaq. Hadal aan milgo lahayn oo iska muran ah. 2. Saxaro.1. ld ilaaq 2. Muran maag iyo hagag leh cid u jeedin. 2. Saxaro dhigid.