cilaaq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld ilaaq. Hadal aan milgo lahayn oo iska muran ah. 2. Saxaro.
  2. 1. ld ilaaq 2. Muran maag iyo hagag leh cid u jeedin. 2. Saxaro dhigid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

saxaro

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Cuntada dadku cuno inteeda oogadu nacdo oo ka soo baxda futada; xaar.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

ilaaq

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cilaaq¹.
  2. ld cilaaq².