cilin
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-immo/-inno, m.dh)
Macnaha:
- 1. Nin dhererka caadiga ah aad uga gaaban. 2. Qof qaarka dambe naafo ka ah.
- 1. Haweeney dhererka caadiga ah aad uga gaaban. 2. C. ah: miro jirro awgeed la yaryaraaday.

