Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-nno, m.dh)
Macnaha:
1. Qof garaadkiisu aad u yaryahay. 2. Cilin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-immo/-inno, m.dh)
Macnaha:
1. Nin dhererka caadiga ah aad uga gaaban. 2. Qof qaarka dambe naafo ka ah.
1. Haweeney dhererka caadiga ah aad uga gaaban. 2. C. ah: miro jirro awgeed la yaryaraaday.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur