cimaamadaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Nin cimaamad madaxa ku duubtay ahaansho. ld cimaamadan.

cimaamadan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-dnaa, -dnayd)

Macnaha:

  1. ld cimaamadaysan.