cimaamadaysnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cimaamadaysan. ld cimaamadaysnaansho, cimaamadnaan, cimaamadnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cimaamadaysan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-snaa, -snayd)

Macnaha:

  1. Nin cimaamad madaxa ku duubtay ahaansho. ld cimaamadan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cimaamadaysnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld cimaama- daysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cimaamadnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cimaamadaysnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cimaamadnaansho