cimilgelidQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cimilgal². ld cimilgal¹ (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cimilgalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dabin; laqdabo: dhagar. 2. ld cilmigelid.U c.: nafley si loo dago cimil ugu dhuumasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0