cimilgalQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Dabin; laqdabo: dhagar. 2. ld cilmigelid.U c.: nafley si loo dago cimil ugu dhuumasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
dabinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-nno, m.dh)Macnaha:Bir, siriq, god iwm oo loo dhigo nafleyda si loo qabto.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
laqdaboQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. Qiyaano; dhagar. 2. ld ladqabo (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
dhagarQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Khayaano.Khayaano cid ku samayn.Lamidka: KhayaanoSource: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0