cimridheeraanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cimridheer. ld cimridheeraansho, cimridheeri, cimridherer.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
cimridheerQaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4Isrogrogga: (-raa, -rayd)Macnaha:Wax da'weyn gaarey ahaansho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
cimridheeraanshoQaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/FeminineMacnaha:ld cimridheeraan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
cimridheeriQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Da'aad u weyn oo wax gaaraan. ld cimridheeraan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
cimridhererQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cimridheeraan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00