cimridheeriQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Da'aad u weyn oo wax gaaraan. ld cimridheeraan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
cimridheeraanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cimridheer. ld cimridheeraansho, cimridheeri, cimridherer.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00