cinwaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno m.dh)

Macnaha:

  1. ld cunwaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cunwaan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Macnaha:

  1. 1. Magaca la siiyo buug, maqaal iwm oo tilmaamaya waxa uu ka hadlayo. 2. Meel cid waraaqaha loogu hagaajin karo. ld cinwaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur