tusmoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounIsrogrogga: (-ooyin, m.l)Macnaha:1. Hab reer miyigu u dego meel cusub. 2. Calaamad la dhigo meel la degi rabo. 3. Taxanaha cinwaanada buug.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0