cirbadhiibsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cirbadhiibso. ld cirbadhiibsad, cirbadhiibsi, ciridhiibsad, ciridhi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
cirbadhiibsoQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-saday, -satay)Macnaha:Iyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid. ld ciridhiibso.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
cirbadhiibsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cirbadhiibsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
cirbadhiibsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ku istaagidda faraha fooddooda iyadoo meel sare la tiigsanayo. ld cirbadhiibsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
ciridhiibsadQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld cirbadhiibsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00