cirbadhiibsiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ku istaagidda faraha fooddooda iyadoo meel sare la tiigsanayo. ld cirbadhiibsasho.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
cirbadhiibsashoQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cirbadhiibso. ld cirbadhiibsad, cirbadhiibsi, ciridhiibsad, ciridhi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00