cirbataagQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Ku istaagidda faraha fooddooda iyadoo meel sare la tiigsanayo. ld cirbataagid.Iyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid.