cirbataag
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- Ku istaagidda faraha fooddooda iyadoo meel sare la tiigsanayo. ld cirbataagid.
- Iyadoo meel sare la tiigsanaayo faraha fooddooda ku istaagid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

