cirboorQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Dabayl xoog badan, boor iyo qashin sidata, socota iyadoo isku dhex wareegaysa, samada isku taluulisa oo roobaka laga saadaaliyo. ld cirwareen.