cirsoodhac
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-cyo, m.dh)
Macnaha:
- (c.fal.) Cuf weyn oo dhadhaab ama macdan ah, kaas oo la mid ah shuhubka; cufkaas isaga oo weyn awgeed uguma burburo gibilka dhexdiisa boor ahaan, laakiin wuxuu soo gaaraa dhulka dushiisa. ld cirkasoodhac.

