cirweynaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cirweyn. ld cirweynaansho, cirweyni.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cirweyn

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-naa, -nayd)

Macnaha:

  1. Wax cirweyni ku sifoobay ahaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cirweynaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld cirweynaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cirweyni

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Awoodda nafley u leedahay in ay raashiin wax badan ka cunto. ld cirweynaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur