cirweyniQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Awoodda nafley u leedahay in ay raashiin wax badan ka cunto. ld cirweynaan.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cirweynaanQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg cirweyn. ld cirweynaansho, cirweyni.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0