ciso

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Xurmo. 2. Dhiigga haweenka bishiiba mar ku dhaca; caado. ld cis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

xurmo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. 1. Weyneyn; sharaf; tixgelis; muuno. 2. Hanti yar oo nin siiyo naagtiisa qaraabadeeda.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

caado

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Macnaha:

  1. 1. Fal bulsho joogteysato kuna dhaqanto. 2. Fal qof si joogta ah ugu dhaqmo. 3. Dhiig ka yimaada haweenka bishiiba hal mar; dhibaad; xiso; xayl.

Lamidka: dhibaad, xiso, xayl

Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld ciso.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur