sufulQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. ld sufur 2. Habaas yar oo dabayshu kiciso. 2. Meel abaar ah. 3. Hoog; belo. ld sufuul, suluf.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
hoogQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhacdo leh dhibaato lagu hoobto; ba'; belo.Dhacdo dhibaato lagu hoobto leh la kulmid.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
beloQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld belaayo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
sufurQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:1. Tiro xisaabeed marka ay keligeed tahay aan micno lahayn, laakiin marka ay midigta ka raacdo tiro kale ku dhufata toban; Eber. 2. Maar. 3. (-rro, m.dh) Koob macdan ka samaysan.ld suful (1).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
sufuulQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld suful.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
sulufQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:ld suful.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0