citiqaad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld citiqaadid.
  2. 1. (f.g) Diin, mabda'iwm aaminid. 2. (f.mg) U c.: cid meel iwm u qasdiyid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

citiqaadid

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg citiqaad². ld citiqaad¹.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur