ciyoon

Qaabnax: Falkaab | Adverb

Macnaha:

  1. ld ciyow².

ciyow

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-wyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Shimbir gelinka hore ee habeenkii cida.
  2. Si dhaqso ah, si degdeg ah. ld ciyoon.