ciyowQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounIsrogrogga: (-wyo, m.dh)Macnaha:Shimbir gelinka hore ee habeenkii cida.Si dhaqso ah, si degdeg ah. ld ciyoon.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ciyoonQaabnax: Falkaab | AdverbMacnaha:ld ciyow².Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00