codayn

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg codee.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

codee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-deeyay, -daysay)

Macnaha:

  1. 1. U c.: cid la dooranayo cod siin. 2. Ku c.: eray kor u akhriyid si loo maqlo. 3. Wax heesid; wax halaburid.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur