codbixin

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. eeg codbixi. ld codbixis.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

codbixi

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Wax la dooranaayo cod ka dhiibasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

codbixis

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Dhiibashada cod laga dhiibto wax la dooranayo. ld codbixin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur