codbixisQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:Dhiibashada cod laga dhiibto wax la dooranayo. ld codbixin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
codbixinQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:eeg codbixi. ld codbixis.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00