codsasho

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg codso. ld codsad, codsi.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

codso

Qaabnax: Fal Gudbe3 | Verb Transitive3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Wax si xushmad iyo qaddarin leh u weyddiisasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

codsad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld codsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

codsi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Si xushmad iyo qaddarin leh oo cid wax loo weyddiisto. ld codsasho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur