weyddii

Qaabnax: Fal Labagudbe2 | Verb Bitransitive2

Isrogrogga: (-iiyay, -iisay)

Macnaha:

  1. 1. Qof si jawaab looga halo su'aal u jeedin; warso. 2. Cid wax ka codsasho.

warso

Qaabnax: f.lg3

Isrogrogga: (-saday, -satay)

Macnaha:

  1. Cid arrin xog ka haysa wax weyddiin.