corad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-dyo, m.dh)

Macnaha:

  1. ld curad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

curad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-ddo, m.dh)

Macnaha:

  1. Wiilka ugu horeeya ee qof u dhasha. ld corad.
  2. Gabarta ugu hooreysa ee qof u dhalata. 2. Neef xoolo ah oo da'ama ka badan dhalay. ld corad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur