curad
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Isrogrogga: (-ddo, m.dh)
Macnaha:
- Wiilka ugu horeeya ee qof u dhasha. ld corad.
- Gabarta ugu hooreysa ee qof u dhalata. 2. Neef xoolo ah oo da'ama ka badan dhalay. ld corad.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

