Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine
Macnaha:
eeg cuban². ld cubnaansho, cugnaan, cugnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur
Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1
Isrogrogga: (-bmay, -bantay; -bmi)
Macnaha:
1. Dalool wax la cubay ahaansho. 2. Wax neeftu ku xirantay noqosho (san). ld cugan¹.
1. Wax la cubay ahaansho. 2. Qof ciyaar loo xulay ahaansho. ld cugan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur