cugnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld Cubnaan; culnaan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

culnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg culan. ld cugnaan, cugnaansho, culnaansho.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cubnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cuban². ld cubnaansho, cugnaan, cugnaansho.