ciddoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Muddo go'an oo haweenayda laga dhinto ama la furo ay tirsato oo aan la guursan karin inta ay ku jirto. ld cuddo.