ciddoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:Muddo go'an oo haweenayda laga dhinto ama la furo ay tirsato oo aan la guursan karin inta ay ku jirto. ld cuddo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
cuddoQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:ld ciddo.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0