cuf-isjiidad

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. Isa soo jiidashada ka dhexeysa laba walax kasta oo jira.
  2. (fiis.) Ifafaalaha la xiriira xoogga soo jiidashada dhulku uu ku hayo walax kasta oo cuf leh, taalana oogada dhulka.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur