culan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Macnaha:

  1. Wax la culay ahaansho. ld cugan².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cugan

Qaabnax: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1

Isrogrogga: (-gmay, -gantay; -gmi)

Macnaha:

  1. ld cuban¹.
  2. ld cuban²; culan.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur