culnaan

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg culan. ld cugnaan, cugnaansho, culnaansho.

culan

Qaabnax: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4

Isrogrogga: (-lnaa, -lnayd)

Macnaha:

  1. Wax la culay ahaansho. ld cugan².

cugnaan

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld Cubnaan; culnaan.

cugnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. 1. ld cubnaan. 2. ld culnaan.

culnaansho

Qaabnax: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine

Macnaha:

  1. ld culnaan.