culimmoQaabnax: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine PluralMacnaha:Dad diinta Islaanka wax ka yaqaan, eeg caalin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
caalinQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(culimmo/culummo, m.dh) 1. Qof aqoon badan u leh cilmiga. 2. Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon sare u leh.eeg caali.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0