culuunQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:1. ld cilmi. 2. w. cilmi.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar▲0▼0
wQaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine NounMacnaha:(wa') Xarafka kow iyo labaatanaad ee alifbada af soomaaliga waana shibbane.).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0
cilmiQaabnax: Magac Lab ah | Masculine NounMacnaha:(culuun, m.dh) 1. Aqoon habeysan oo waayo aragnimo iyo daalacasho lagu kasbaday. 2. Qeyb ka mid ah aqoonta oo la xiriita maaddo gaar ah. ld culuun.(nax.) C. afeed: daraasad cilmi ku dhisan oo u gaar ah afafka aadamiga.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur▲0▼0