cilmi
Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun
Macnaha:
- (culuun, m.dh) 1. Aqoon habeysan oo waayo aragnimo iyo daalacasho lagu kasbaday. 2. Qeyb ka mid ah aqoonta oo la xiriita maaddo gaar ah. ld culuun.
- (nax.) C. afeed: daraasad cilmi ku dhisan oo u gaar ah afafka aadamiga.

