cunaqabatee

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-teeyay, taysay)

Macnaha:

  1. Ka c.: cid waxay u baahanayd u diidid (siiba xag dhaqaale). ld cunaqabo (2).