cunaqaboQaabnax: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3Isrogrogga: (-btay, -batay)Macnaha:1. Nafley cunaha ka qabasho; ceejin. 2. ld cunaqabatee.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur+Ku dar00
ceejinQaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb FeminineMacnaha:eeg ceeji. ld ciijin.Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00
cunaqabateeQaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2Isrogrogga: (-teeyay, taysay)Macnaha:Ka c.: cid waxay u baahanayd u diidid (siiba xag dhaqaale). ld cunaqabo (2).Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur00