cunsurguurin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cunsurguuri. ld cunsurguuris (2).

cunsurguuri

Qaabnax: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2

Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Macnaha:

  1. Cid si dhibaato weyn oo haysa ay uga baxdo u curraafayn ama Eebbe u baryid.