cunsurguuris

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. Qof sixirka aad u yaqaan oo dadka wax ku yeela. 2. ld cunsurguurin.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cunsurguurin

Qaabnax: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine

Macnaha:

  1. eeg cunsurguuri. ld cunsurguuris (2).
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur