cunug

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Isrogrogga: (-gyo, m.dh)

Macnaha:

  1. Ilma yar oo lab, wiil.
  2. Ilmo yar oo dheddig.