jal

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. 1. ld jaq 1. Caano yar oo ilmaha yaryar la siiyo. 2. J. ah: cunug aan si fiican u korin nafaqo yari darteed. 3. Dabbidka yar ee la siiyo qof aad u jirran; jeenan.
  2. Carruur nafaqo xumo darteed la caatoobid.

jeenan

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Cabbitaan la siiyo qof aad u xanuunsan oo aan cunto qaadan karin.

jaq

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld jal¹ (1).
  2. Wax nuugid.