cuqdad

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. Meel ciriiri ah.
  2. (c.naf) Cudur nafsaani ah oo qofka ku beera shaki iyo kalsooniddarro uu ka qabo naftiisa iyo dadka kaleba. ld cuqdi, cuqdo.
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cuqdi

Qaabnax: Magac Lab ah | Masculine Noun

Macnaha:

  1. ld cuqdad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur

cuqdo

Qaabnax: Magac Dheddig ah | Feminine Noun

Macnaha:

  1. ld cuqdad².
Source: Qaamuuska Annarita Puglielli iyo Cabdalla Mansuur